Xildhibaan kashifay sababta DF u bixin weyday Mushaharka ciidamada bishii January

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa sheegay in bishii dhamaatay ee January aysan dowladu wax mushahar siinin dhammaan ciidamada Xildhibaanka ayaa sababo kala duwan ku sheegay sababta ku kaliftay DF ineysan bixin mushaharka ciidamada, wuxuuna kaga hadlay arintaas qoraal uu ku baahiyey baraha bulshada oo sidan hoose u qornaa:- ————————————————————————————————- Mushaarkii … Continue reading Xildhibaan kashifay sababta DF u bixin weyday Mushaharka ciidamada bishii January